Somali IT show

Somcoders waa bog aad ka heli kartid Casharo I.T ah oo ku baxaya Afsoomaali ,Casharaaas oo kala ah ,Databases,Web Development iyo Graphic Design , Sidoo kale waxad ka heli kartaa Imtixaan toos aad u galaysid oo tijaabo ah iyo Meel Madal ah oo aaad kusoo Gudbin kartid cilad kaa hysata code ama computerkaaga.

Listen on:

  • Podbean App

Episodes

Sunday Aug 01, 2021

Muuqaalkan wuxuu gunaanad u ahaa kooras-kii aasaasiga JavaScript ee dhamaaday. Waxaana kag hadli doonaa MERN stack oo ah MongoDB ExpressJs ReactJs iyo NodeJ.

Monday Apr 05, 2021

Mawduucan waxaynu ku eegaynaa sida ugu macquulsan ee qof bilow ah ku baran karo programming sidoo kale qof xirfad hore lahaa siduu usii taabaqaadi karo.

Copyright 2021 All rights reserved.

Podcast Powered By Podbean

Version: 20241125